Sheekh Shaakir oo ka hadlay Xiisada ka taagan Galmudug iyo abaabulka ay wadaan

Ciidamo daacad u ah kooxda Ahlu Sunna ayaa shalay la wareegay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, waxa ayna ciidankan hada wadaan dhaq dhaqaaqyo kale ay ku doonayaan in ay kula wareegaan deegaano kale oo horey gacantooda uga baxay. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo kamid ah hogaanka sare ee kooxda Ahlu Sunna ayaa ku eedeeyay … Continue reading Sheekh Shaakir oo ka hadlay Xiisada ka taagan Galmudug iyo abaabulka ay wadaan